Somalia: Tirada dadka uu soo ridanayo cudurka COVID-19 oo hoos u dhacday

Wasaarada Caafimaadka Somalia ayaa shaacisay inuu si weyn hoos ugu dhacday tirada dadka uu soo ridanayo cudurka COVID-19 ee gudaha dalka. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 60 qof oo cusub, taasoo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhigeysa 6,639. Marwo … Continue reading Somalia: Tirada dadka uu soo ridanayo cudurka COVID-19 oo hoos u dhacday